20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Badhasaabkii Awdal oo welli baxsad ugu maqan Hargeysa

Kadib xasuuqii foosha xumaa ee Isaaqu kula kacay laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa waxa baxsadda badhasaabka Isaaqa ee joogey gobolka Awdal. Xildhibaan ka tirsan golaha deegaanka oo ka yaaban baxsadka ayaa sheegay inuu isku dayay inuu la xiriiro laakiin kuma guulaysan.



Badhasaabka Isaaq ayaa markiiba u baxsaday Hargeysa taas oo muujinaysa in isla markiiba la soo wergeliyay inuu naftiisa la cararo.

“Waxay ahayd inuu la joogo haddii ay dhab ka tahay matalaada uu gobolka u matalayo Muuse Biixi kana tacsiyeeyo saraakiishii beeshiisu ku xasuuqdey Sanaag ayuu yiru xildhibaan Cadoosh.



Muuqaalka waraysiga ayaa hadda laga saaray kadib markii xildhibaanku waraysi siiyay weriye ka tirsan telefishanka Isaaqu leeyahay ee Eryal.

Maxamed Yuusuf

ARAABIBEWS