19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Xildhibaan Dhakool oo reer Soola oo aan waxba ula harin 18 May: kuma jirno

Xildhibaan ka tirsan maamulka Somaliland kana soo jeeda Sool Ayaan waxba ula harin 18 May sheegayna in iyagu maalintaas qashinkaiska guraan halka SNM haweenka ciyaarsiiso. Wuxuu sheegay wufuuda yimaada Somaliland inay yihiin kuwo dibirada ku soo dhacsada oo aan ahayn kuwo dan u wada.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS