November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG abwaan afka furtey Ilaahbaa deeq baxshee dulmigu kii hore ka daran dawladuna (Siilaanyo) tii hore ka daran: hororo ayaa nagu soo baxay

Abwaan sameeyay heesaha aadka loo jecelyahay sida Ilaahbaa deeq baxshee dulmiga caashaqa ka daa oo baryahaa SNM u rogtey MADFACA daaraha ka daa ayuu abwaanka sameeyay hadda leeyahay waxay ku saxan yihiin maamulka Siilaanyo..wuxuuna yiri Dulmigu tii hore ka daran dawladu tii hore ka daran dabkii caashaqa ma baxo dhamaan waa dabawareeg.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM