Xaakimka Muuse Biixi ee maxkamada Hargeysa ayaa diidey inuu sheego in xariga xildhibaan Dhakool uu sharci daro yahay waa haddiiba maamulka uu sharci ka jiree. Xildhibaanka oo gacmaha ka xiran sharciga maamulkuna leeyahay lama xiri karo ayaa jeelka loo taxaabey. Fadeexad aad u foolxun ayaa Muuse Biixi ka raacdey xariga Dhakool oo ka hafley fikirkiisa ku wajahan maalinta SNM ee 18 May.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay