19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Muuse Biixi oo laga diidey in xasaanada laga qaado xildhibaan Dhakool (daawo)

Gudiga joogtada ah ee golaha wakiilada maamulka Somaliland oo shir u fadhiistey deg dega ayaa Muuse Biixi ka diidey in xasaanada laga qaado xildhibaan Dhakool oo lagu haystey maxaad 18 May u diidey.



Gudiga joogtada oo hadley ayaa sheegay in xildhibaan Dhakool saqdhexe gurigiisa loogu dhacay kadibna jeel loo taxaabay taasna ay tahay mid baalmarsan sharciga yaala sidaas darteedna aan xildhibaankaas laga qaadi karin xasaanada, sharci darana jeelka ugu xiran yahay.



Dadka badankiisa,ayaa qaba gudigani ka hadlaan dadka hadalo ay yiraaheen jeelka loogu gurey intii Muuse Biixi kursifa yimi.

Xildhibaan Dhakool kadambo waxa iyaguna hadley siyaasiyiin kale oo aan ka soo jeedin beesha dhexe oo sheegay in 18 May oo la garanayn halkey C/llaahi Jawaan ay u qaas tahay beesha dhexe.

Hoos ka daawo

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS