November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG muuqaal buuxa beesha reer Nuur (Samaroon) oo qaylodhaan ka direy macdanta Shiinuhu guranayo: u dhiman mayno sun

Siimoodi–Beesha reer Nuur (Samaroon) ayaa qaylodhaan ay hanjabaadi ku jirto ka dirtey macdanta Shiinuhu guranayo. Odayada ayaa sheegay in aagaasi noqdey aag lama galaana oo duunyadu sun u dhimatay. Dhinaca kale waxay ku hanjabeen in warshadaas weerari doonaan hadaan warshadaas la xirin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM