November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Khatar intee ah ayay leedahay shirkadaha maalgashanaya dalkeena xilli u burbur ka csoo kabanayo: DOOD

Khatar intee leeg ayay leedahay shirkadaha caalamiga ah ee maalgashanaya dalkeena oo hadda burbujr ka soo kabanaya inkastoo wali qarka uu u saran yahay burbur kale maadaama lagu wado qaloocan oo federal la yiraa. Wa dood la dhex dhigey rag jecel iyo kuwo fikir kale qaba. Dabcan lama hubo khibrada ay u leeyihiin arimaha noocana kamana hadlayaan hal wadan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM