21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe markuu hadlayo ciyaalkaa caqli-dhaama: siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi

Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo isku fasal ahaan Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray kadib markii Faysal Waraabe sheegay in beeshiisa Isaaq boqolkiiba 90 gobolada Woqooyi ee hadda loo yaqaan Somaliland ama dhulkii Somaliyeed oo Ingiriiskii la eryay haddase dhalinta maskaxda kaga qabsaday idaacadiisa been been sii, u bixiyay.





ARAABINEWS