Monday, April 29th, 2024
header










Meta







Naftood haligeyaal Liibiya ku sugnaa oo Somali ku jirto oo Talyaanigu qaaday: SAWIRO

Naftood heligeyaal Somali ku jirto ayaa hay’ad qaxooti ka qaaday dalka dagaalku ka socdo ee Liibiya loona daad gureeyay dhinaca Talyaaniga. Dadka la qaaday ayaa ku sugnaa meel halisa oo Liibiya ka tirsan.

Waxay ka soo jeedaan dalalka Somaliya, Eritariya, Suudaan iyo Itoobiya. Waxay dadkani gaarayaan il;aa 150 qof oo ay ku jiraan 65 caruura. Masul u Hadley hay’adda qaxootiga ayaa sheegay in si deg dega loogu baahan yahay daad gurayn oo intani ku filnayn.



Dagaalka u dhexeeya kooxaha Liibiya ayaa mudooyinkan hakad galay ayado lagu Jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxana dagaalku u dhexeeya argagixisada gaalaynta Daacish ama kuwa la magaca iyo jeneraal Khaliifa oo dhinaca.

Maaha markii ugu horeysay oo la qaado naftood haligeyaal jooga Liibiya oo inta badan lagala daalay kufsi, iyo jirdil joogta ah. Talaabadan ayaan aad loo amaanin taas oo dhiirigelnaysa in dhalinyaro badan naftoda soo haligaan.

Sidoo kale qaadistan ayaa imaanaysa xilli Somalida qaxootiga ku ahayd Yaman qaarkood shalay laga soo dejiyay magaalada Berbera.



Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...