November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Dhamaan ilma Axmed cawad waxay tacsi ka dirayaan geerida ku timi hooyo Xabiiba Cumar Cali

Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun dhamaan anagoo ah ilma Axmed Cawad oo kala jooga Yurub iyo Carabaha oo kala ah Mubarak Axmed Cawad iyo xaaskiisa, Saalax Axmed Cawad iyo xaaskiisa, Cabdoo Axmed Cawad iyo xaaskiisa, Riyad Axmed Cawad iyo xaaskiisa waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa ila Xasan Dirir Dubad geerida ku timi hooyadood Xabiiba Cumar Cali.

Waxaan hooyo Xabiiba Cumar Cali oo ahayd hooyo soo korisey awlaad farabadan rabi uga baryaynaa in uu janadii fardowsa ka waraabiyo,caruurteedana, ehelada iyo qaraabadana Samir iyo iimaan ka siiyo.

AAMIIN AAMIIN

ARAABINEWS.COM