Waxa saaka la sheegay in sarkaal booliisa uu isku daldalay xero ku taal Muqdisho oo lagu magacaabo Sheelare. Hadaba xaaska sarkaalkaas dhintey ee lagu magacaabi jirey Gaashaanle Dhexe Cabdi Cali Seed ayaa iyadu beenisay in ninkeedu is daldalay laakiinse la diley.
Waxay ku doodaysaa in dilku ku iman karo kadib markii la yiri guriga ka baxa iyo muddo I siiya anigu meel aan aado ma jirtee. Sarkaalada booliiska Muqdisho ayaa inta badan degan guryo islaameed oo laga qaxay.
Hoos ka dhegeyso xaaskiisa oo la yiraa Deeqa Axmed
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay