November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaan qarxiyay Muuse Biixi oo rartey hubkii qabiilada ka dhexeeyay ee xeradii Birjeex

Suldaan Dubad Qaali ayaa qarxiyay in hubkii yaalay xerada Birjeex oo aha hub ka wada dhexeeyay beelaha Somaliland in Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin rarteen. Suldaan Dubad oo Habarjeclo ah ayaa ku baaqay kacdoon.





ARAABINEWS