Madaxweynaha Koofur galbeed C/casiis Lafagareen oo ka hadlaayay xasuuqii wuxuushnimo ee ka dhacay Gaalkacayo qaybta Galmudug ayuu marka hore dalbadey in si deg dega loo soo qabto dadkii ka dambeeyay xasuuqaas.
Wuxuu dhinaca kale fariin u direy reer Koofur Galbeed una shegay haddii Somalinimadii laydiin diidan yahay oo laydin hayb sooco dilna laydinku daray, soo noqdo nidaam ayaa idiin dhisan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay