31/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Raiisal wasaare Xasan Cali oo booqdey ciidankii nolosha ku qabtey argagixiskii qaraxa waday ( daawo )

Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo xalay booqdey askarta jiida hore ee taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho oo fashiliyay qarax kooxda gaalaynta shabaab soo abaabuleen shalay, ayaa ku amaanay dhiiga ay dalkooda u hureen iyo waajibka diineed ee ay fuliyeen una sameeyay balanqaad.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS