31/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Haddii ilmahaaga aad argagixiso uga shikido noo soo sheeg: Taliye Bashiir

Iyadoo magaalada Muqdisho caan ku tahay in dadka degan hoosta gashadaan argagixisada ayaa taliyaha booliisku u sheegay haddii ilmahooda shaki ka galo inay soo sheegeen. Wuxuu kaloo ka digey argagixisada laga kireynaayo guryaha ay u adeegsadaan inay ku aastaan hubka. Lama garan karo inay jiraan dad maqlaaya.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS