12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Wasiirad ka tirsan maamulka Axmed Madoobe oo cay u dartey barlamaanka Somaliya+MUUQAAL

Kismaayo–Wasiirad ka tirsan maamulka Axmed Madoobe ee Kismaayo ayaa cay u dartey barlamaanka Somaliya kuna sheegtay dhuuniqaatayaal. Waxay kaloo caydey nin isaguna ka Hadley telefishan oo ay ku sheegtay in uu yahay BULSHIT ama buulshidh sida Somalidu tiara. Waxa dad badan is waydiinayaan cida ay wasiir u tahay qof sidaa u hadlaysa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM