Maamulka Ahlu sunna ee gobolada dhexe ayaa war ka soo saaray dad loo qabtey dil foolxun oo dhacay duleedka Dhuusamareeb loona gaystey dad ganacsato ah oo ka soo jeeda Koofr Galbeed.
Dilkaa foosha xun ayaa waxa raacay dilkale oo ka sii daran oo dad shacaba lagu xasuuqay oo ka dhacay Gaalkacayo kaas oo ilaa hadda la sugayo in gacanta loo soo geliyo maamulka.
Madaxa Ahlu sunna ayaa shegay in dadka loo qabtey dilka dadkaa ganacsatada ah ay dhamaantood ka soo jeedaan deegaanada Dguusamareeb u dhowe dhawaana la hor keeni doono cadaalada.
Maamulka Koofur galbeed ayaa amaanay sida dadkaas loo soo qabtey ayagoo filaya in hore laga dilo.
C/llaah Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay