November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Saylici oo hanjabaad u direy dadka beeraha ku leh garoonka Boorama ee uu dayacay

Saylici oo reer Awdal ku qasaareen ayaa waxa uu muddo 9 sano daawanayaay garoonka diyaaradaha ee ku dhexyaala magaalada dhexdeeda halisna ku ah dadka u dhow. Wuxu hanjabaad ugu daray dadka mudada is xilqaamay ee beerahoodii u daayay garoonkan aan ku haboonayn halkan.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS