November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Shaqaalaha qolqoljoogta Muqdisho oo bilaa mishahar ah afar bilood iyo maamul xumo jirta

Muqdisho–Shaqalaha u sjhaqeeya dawlada Somaliga ayaa lagu soo waramayaa in ay afar bilood yihiin bilaa mishahar iyadoo la soo galayo bishii Ramadaan oo maciishada intooda badan qaali maadaama iibka uu yareyahay maalinta.

Dadka ayaa is weydiinaya, iyadoo dowladda bil walba lacago mallaayiin doollar uga soo xaroodaan Dekeda iyo Air Porka sababta ay shaqaalaha dowladda mushaar u heli la’yihiin, waxaana jira dhaqaale ka baxsan Dekeda iyo madaarka oo ay dowladda ka hesho Caalamka, inkastoo dowladda ku doodeyso in aysan wali kaalmo dhaqaale ka helin dalalka deeqaha bixiya.

Ma jirto cid dawlada ka socota oo ka hadashay mishahar la’aanta iyo sababta ay dawladu u fulin waydey heshiiska ay kula jirto shaqaalaha.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM