14/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Hal-abuur Daaha Gaas oo leh waxaan ka baqayaa inaan Nimcaan Hillaac u tago

Hal abuure Daaha Gaas oo ku nool Hargeysa ayaa ka yaabay cabudhaada Muuse handaraab ku hayo bulshada Somaliland sheegayna in taasi ku qasbayso in Muqdisho ugu tago Nimcaan Hillaac.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS