22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Wabar in uu baxo ma ahayn waxay ila tahay qalad: Daahir Rayaale oo Hargeysa yimi iyo suaalo la waydiiyay

Hargeysa–Madaxweynihii hore ee maamulka Somaliland Daahir Rayaale oo Hargeysa yimi ayaa suaalo laga waydiiyay mowqifkiisa Suldaan Wabar iyo kuwo ku saabsan siyaasada maamulka Somaliland ee isagu hore uga ahaan jiray madaxweyne. Wuxuu yir waxay ahayd qalad in Suldaan Wabar baxo iyo waxba kama ogi siyaasada maamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM