20/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Fanaanada Khadra Daahir oo markii ugu horeysay taageertay gooni goosadka Somaliland

Fanaanada Khadra Daahir Cige oo ahaan jirtey fanaan Somaliyeed oo dhamaan laga jeclaa geyiga Somaliyeed ayaa markii ugu horeysay taageertay gooni goosadka Somaliland. Waxay soo dhaweysay Muuse Biixi dhinaca kalana weerartay madaxweynaha Somaliya iyo raiisal wasaaraha kuna tilmaantey Jamhuuriyada Somaliya.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS