November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG qayb kale odayada dhaqanka Awdal oo ka cadhoodey hadal Ramaax uu ku xumeeyay Awdal

Boorama–Oday dhaqameedyada Awdal ayaa aad uga cadhooday hadal Ramaax ku xumeynayay gobolka Awdal. Ramaax ayaa baaq u direy dawladaha jaarka waxase loo sheegay in aanu isku diri karin gobolka Awdal iyo jaarka oo ay iska yaqaaanaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM