November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

MAQAL waraysi xasaasiya oo lala yeeshay Suldaan Cabdi Gahayr oo iclaamiyay dagaal ka dhana gooni goosadka jooga Awdal

Wariyaha ruug cadaaga ah ee Cali Xaraare ayaa waraysi balaadhan la yeeshay suldaanka guud ee beelaha Samaroon suldaan Cabdi Gahayr oo iclaamiyay dagaal ka dhan gooni goosadka. Suldaanka Gahayr oo ku sugan Awdal ayaa sheegay in xilligii reer Awdal la cuni lahaa xashuurtooda uu dhamaaday.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM