Saraakiisha ciidanka maamulka Butlaan ayaa saxaafada tusey walxaha qarxa iyo ragii diyaarinaayay oo lagu soo qabtey xaafada Buuraha ee degmada Boosaaso ee gobolka Bari. Raggan ayaa loo malaynayaa inay ka tirsan yihiin argagixisada Daacish.
Waxyaabaha goobta lagu soo bandhigey ayaa waxa ku jira qoriga AK-47 bambooyin iyo moobilkii loo isticmali lahaa. Xogtan ragaan lagu so qabtey ayaa waxay ka helaan shacabka.
Butlaan aya isku diyaarinaysa dabaaldega aasaaskeeda oo ku began kowda bisha soo socota. ”Waxa cad in argagixisadu rabtey inay xasuuqdo shacabka laakiin waa shacabkii waxa noo sheegay ayuu yiri sarkaal u Hadley ciidanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS


Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay