November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ishaydu ma qaban intaan socdaalka ku jiray Oromo beeraha qodaysa gobolka Awdal: wasiirka beeraha SL

Boorama–Wasiirka beeraha maamulka Silaanyo ayaa warbixin ka bixiyay socdaal shaqo oo uu ku tagey gobolka Awdal kaas oo uu ku tilmaamay in uu soo arkey dhul dadkoodu qodanayaan dhuxushiina la xakameeyay oo ayna Oromo qodayn beeraha. Ma sheegin wax uu soo qabtey aan ka ahayn inuu dalxiis.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM