Xuutiyiinta Yaman ayaa gantaalo ku dilay in ka badan 30 askari oo dhiboo ah oo Sucuudigu rabay inuu geliyo furinta hore dagaalka uu ku jabay ee xataa wax u tari waayeen gaalada Yuhuuda, Ingiriiska iyo Maraykanka ee hawada sare ka caawiya, soona qaada sirta ciidanka Yaman.
Dhiboogaan ayaa lagu diley gantaalo toosa iyo mid ka dhacay diyaarada aan is wedin xilli ay salaan qaadanaayeen magaalada Cadan ee xarunta u ah xulafada Sucuudiga iyo gaalada kale.
Burbur xoogan ayaa soo gaaray xulafadii Carabta markii Imaaraadku yiri anigu kuma jiro dagaalka ama ka baxay markii uu dareemay in Iiraan oo la jaara ay hawada ka saari karto haddii xagjjr Taram weerar ku qaado.
Kibirka maraweynta Sucuudiga ee Wahaabiyada ah ee ku xiran gaalada ayaa diidey inay horumaraan wadamo badan oo Somaliya ku jirto.
Waxa xerada lagu arkay dhiboo oynaya oo waxba u qaban waayeen kuwii adeegsanaayay. Maaha markii ugu horeysay oo dhiboo noocana lagu dilo xeradan, waxana muuqata in Maraykanka ka celin waayay diyaaradahan aan la wadin.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay