Waxa laga yaabaa in aad la yaabtaan markaad aragteen cinwaanka kore laakiin waa dhacdooyin jira oo ka dhacay dalka Wahaabiyada Sucuudiga Careebiya la baxay. Hooyadan ayaa dib u heshay xoriyadeeda dib u heshay.
Lulwa waa hooyo Sucuudiga ku nool oo u shaqaysa ilmaheeda ay soo korisay aabo la’aan. Markasta oo ay baxdo waxa ogolaanshaha siiya isaga oo bilaa shaqa ah waayo nidaamka u dejisan Sucuudiga oo qaldan.
” Waxay ahayd in xuquuqda waalidka la ixtiraamo laakiin sharcigan Wahaabiyada waa caqsi, waayo xagee aduunka lagu arkey hooyo ilmaheeda ka qaadanaysa ogolaansho ay ku baxdo ayay tiri Lulwa.
Maxamed Salmaan oo horkacaya furfurnaanta iyo dib ugu noqoshada diinta saxda ayaa bilaabay olole uu rabo inuu aduunka uga jeediyo falkii uu ulakacay saxafiga Jamaal Khashowqi.
”Ani dan ayay ii tahay iyo haween badan oo la furey iyo kuwo laga dhinteyba iyo xata kuwa ayna la dhalan wax raggaba oo ay ka helaan ogolaansho ayay raacisay.
Rashiid Ceelanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay