12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Gurey oo kabaha la dulmaray afhayeenka Muuse Biixi

Siyaasiga Cali Gurey ayaa aad u cambaareeyay hadal ka soo yeeray afhayeenka Muuse Biixi ninka lagu magacaabo Maxamed Muuse Diiriye. Afhayeenkan Muuse Biixi u hadla ayaa sheegay in xisbiga Wadani iyo Caare ay isku mid yihiin. ” Ha bixiyo raaligelin xisbiga Wadani waxa ku jira suldaankiisa.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS