15/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waraysi ugaaska guud ee beelaha Gadabuursi ugaas Cabdirashiid

Waa waraysi uu saxafiga Faysal Abroone la yeeshay ugaaska beelaha Samaroon ugaas Cabdirashiid wuxuuna ka waramayaa shir dhawaan ka dhacay Awbarre iuyo xaaladaha guud ee gobolka.





ARAABINEWS