Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay taci u dirayaan ehelada uu ka baxay Injineer C/llaahi Sh C/salaam Sh Cali Jowhar oo manta ku geeriyooday magaalada Addis ababa.
Injineerkan oo si weyn looga yaqaanay Woqooyiga Somaliya ayaa ahaa injineerka dhisay wadada Boorama-Dilla iyo wadada Ceerigaabo iyo Burco isku xidha waxa dhinaca kale uu waday buundada Camuud iyo Boorama.
Ruug Cadaa Injineer C/llaahi Sh C/salaam ayaa muddo kooban ku xanuusanaaya magaalada Addis ababa kadib markii halkaas loo geeyay xaalad caafimaad.
Waxaan marxuunka RABI uga baryaynaa inuu janadiisa fardowsa ka waraabiyo ehelkana Samir iyo iimaan ka siiyo.
AAMIIN AAMMIN
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay