13/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Siyaasi Cabdi Shotali oo ka hadlay wixii Sanaag ka dhacay iyo ninba waa gobolkii

Siyaasiga rug cadaaga ee Cabdi Shootali ayaa si qarxiyay in Somaliland qaasatan gobolka Sanaag uu ku daayay oo ciidankii Warsangeli ay calankii Butlaan ka taageen Badhan horena loo ogaa Sanaag inteeda kale. Wuxuu taabtey siyaasiga da’da yar ee u xidhan Saylici ee Mukhtaar Cali Aadan.



https://youtu.be/ik9zSBk7GII



ARAABINEWS