Argagixisada Wahaabiyada ee xalaashatey dhiiga Muslimiinta ayaa qarax Ka gaysatey magaalada Muqdisho. Sida ay kinearamayaan goobjoogeyaal gaari argagixisada Ka soo buuxisay walxaha qarxa ayaa ciidanka feejigan toogteen kadibna waa qarxay.
/p>
Ciidanka ayaa diley Laba Ka mida argagixisada halka mid kalana cararay oo Isla markiiba la baacsaday, welina gacanta lagu soo dhigin.
p style=”text-align: justify;”>Ma jiraan cidkale oo hadda wax ku noqotey inkastoo warar kale sheegayaan in filidho gaareen dad shacaba oo goobta marayay. Argagixisada ayaa markey fashilmaan aad u nax halka Muslimiintu ki farxaan.
/p>
Magaalada Muqdisho ayaa Ka nasatey qaraxyada argagixisada in mudfo ah taas oo lagu amaaney ciidamada Amniga oo baacsadey una diidey inay is abaabulaan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS



More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay