November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Madaxweyne Farmaajo oo diyaarad shacab la soo raacay

Madaxweyne Farmaajo ayaa socdaalkiisii soo noqodka soo raacay diyaarad Qadar leedahay oo sidey rakaab shacaba. Madaxweynaha ayaa dadka salaam ku bilaabay waxayna aad ugu farxeen madaxweynaha diyaarada la fuushan.





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS