Dhamaan akhristayaasha ku xiran warbaahinta caalamiga ah ee Araabinews.com waxaan leenahay Ramadaan Kariim iyo rabigeena oo aan ka baryayno in uu ina siiyo ajarada waaweyn ee ku jira sida laylatul qadar. Waxaan ku dadaali doonaa in aan bilowno macluumaad aad kaga faaiideysan doonaan bishan iyo ajaradeeda waaweyn.
Rabi ha inaga dhigo kuweii is cafisa waana wadada kaliya ee lagu gaaro horumar iyo barwaaqo iyo umad is jecel.
ARAABINEWS.COM
![ramadan-8a[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/ramadan-8a1-300x225.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay