Dhalinyaro sidii argagixisada indhaha xidhan oo Boorama kula kacay falal laga naxo ayaa booliiska magaaladu sheegay inay qaarkood qabteen kuwa kalana ku daba jiraan. Dhalinyarada oo kooxo isku cuna sharafna moodey fowdada ayaa qasaare gaarsiiyay dad shacaba.
Dadkii shacabka ahaa ee hawshoodii la dhantaaley ayaa dalbanaya in abaalkooda la mariyo. Hantida lagu burburiyay ayaa waxa ku jirta gawaadhi ay adagtahay in la helo muraayadahooda iyo mid tukaamo ah.
Taas ka sokow ayagii ayaa isku bilaabey is cunid oo isku dila laba kooxood. Maaha wax ku cusub kooxo kooxeysigu gobolka oo dhan waxase cusub hantida dadka wax loo gaysanayo.
https://youtu.be/-MuYOCVYebc
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay