Dawlada Somaliya ayaa markii ugu horeysay Ka jawaabtey war Ka baxay warbaabinta oo sheegaya odayo soo xuley barlamaanka oo argagixisadu ku soo bandhigtey deegaano ay Ka taliso oo Ka tirsan Hiiraan.
Dawlada oo hubsatey warkaasi ayaa inay dhamaantood yihiin bug loo soo xirey cimaamado oo qorina afka lagu hayo.
Waxaan shiki kuĀ jirin in argagixisadu xildhibaano ku leedahay barlamaanada Ka jira dalkoo dhan.
Warka Ka soo baxay wasaarada warfaafinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay ogaadeen in odayada dhamaan Cabsi ku yimaadeen halka qaarna loo tuurey waxoogaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay