November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Argagixisada shabaab oo soo bandhigtey gaadhi xamuula iyo mid ilaalo u ahaa oo Amisom leedahay oo ay ku qarxisey miinooyin+SAWIRO

Argagixisada shabaab ee dhuunta dhulka jiqda ah ee gobolka Bay ayaa soo bandhigey askar ka tirsan Amisom iyo waliba kuwa Itoobiya oo gawaadhi xamuula iyo mid ilaalo u ahaa ku qarxiyay miino kadibna furtey hub fud fudud. Argagixisada ayaa lagu yaqaanaa weerarada ku dhufo oo ka dhaqaaq.

cr cv ca dr qa we yt

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM