21/11/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Faysal Waraabe oo aflagaado u gaystey Sh Maxamed Idiris

Faysal Waraabe oo lagu yaqaanay af xumo iyo cay asagoo u haysta in dadka Hargeysa iyo Burco ku nool sidiisa waalan yihiin ayaa sh Maxamed Idiris ku tilmaamey Sheydaan. Dhalinta dhegeysanaysa ayaa ka aamusey markey maqleen waxa ka soo yeeraya caqligaabka.



https://youtu.be/M9CvW2RGD0s



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS