Qaylo-dhaan ayaa Ka soo yeeraysa Somali naftood haligeyaala oo Liibiya ku jira Xero lagu gumeysto. Somalida ayaa loo sheegay inay isaga baxsan xerada haddii kale laga saaro doono.
Cibaado Xuseen Yuusuf oo kamid ah Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka Liibya ayaa sheegtay in 23 Qof oo Soomaali ah oo ay kamid tahay loo qoray diidmo ama inay ka mid noqdaan dadka UNHCR daryeel u fidiso geysana dalal kale.
Waxa ay sheegtay in dad iyaga ka mida la geeyay dalkaasi Ruwaanda haddana ayna jirin Cid la hadasha.
Maaha markii ugu horeysay ee Somalida isku tuurtey Liibiya ay qaylodhaan soo diraan. Tirada Somalida ee naftooda ku haligtey Liibiya ayaa lagu qiyaasay 900 oo qof hadayna Ka badneynba.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay