18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Buurmadow oo raali gelin siiyay dawlada Jabuuti oo la caayay

Suldaanka Siilaanyo Buurmadow ayaa raaligelin siiyay madaxweynaha Jabuuti oo kooxda Faysal Waraabe iyo xildhibaano Isaaqa u Kala tiriyeen kuna baaqeen in wakiilkiisa iyaga u danta laga saaro Hargeysa. Maaha marki ugu horeysay ee Isaaqu caayaan madaxda Jabuuti weliba Faysal Waraabe.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS