November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Filimka Kaaf iyo Kala dheeri oo meel xiise leh maraya: Qayb kale

Kadib markii Faynuus soo xaday faylasha guriga ee C/raxmaan Roomiyo ayaa dib looga soo qaatey xalqadii hore. Hadda waxay galeen sidii ay dib u hanan lahaayeen halka Farxiya ayadna daawaysatey jacaylkeedii.






ARAABINEWS