Raiisal wasaaraha Somaliya ayaa saxiixay lacag dhan 317 kun oo doolar oo dib loogu dayactirayo buundada magaalada ugu weyn gobolka Gedo ee Baardheere. Buundadan ayaa dadka iyo gaadiidku mari jirey laakiin jabneyd in muddo ah.
Kadib xildhibaano ka socda labada gole oo booqdey raiisal wasaaraha ayaa uga mahadceliyay sida dhaqsaha leh ee u u ogolaadey. Buundadan ayaa la dhisday xilligii dawladii dhexe.
Gobolka Gedo ayaa ka mida gobolada ugu liita dhinaca waxbarashada iyo horumarka kale inkastoo uu gobolku leeyahay kheyraad aad u balaadhan oo ku filan dadka degan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay