November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Ciidanka Amisom ee Jabuuti oo shaqaaqo soo afjaray

Ciidanka Jabuuti ee ka tirsan Amisom ayaa maanta soo afjaray shaqaaqo Ka dhacdey deegaanka Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ciidanka ayaa caadiyan sameeya miino baadhis inteyna gelin xarumaha dawlada waxase taasi diidey koox argagixisada taageersan oo diidey in la demiyo korontada shirkada Hormood



Kooxdaas ayaa kadib bilaabey taayiro ay gubaan iyo dhagxaan ay tuuraan. Waxase deegaanka soo gaaray masuuliyion Ka tirsan maamulka gobolka oo dejiyay dadka.



Ciidanka Hiil walaal ee Jabuuti ayaa muddo ku sugan gobolka Hiiraan iyo Galguduud ee loo xilsaaray. Waxa iyaga iyo dadka deegaanka dhexeeya wada shaqayn wacan ayuu ayuu yiri sarkaal u hadley Jabuuti.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS