November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

ARAG xildhibanada barlamaanka Galmudug oo la shaaciyay qabiilada iyo tirada oo ka naxayso

Araabinews.com–Xildhibaanada ku jiraya barlamaanka Galmudug oo la shaaciyay iyo qabiilada ay yihiin waxase aad looga naxay tirada ku jira oo ah lixdan (60) oo jufo kasta uu hal kaga jira. Jufooyinka qaar ayaa ka tiro badan kuwa kal iyagoo helay kuraas farabadan una helay min jilib jilib hoose.

Hoos ka akhriyada tiro badnida xildhibaanada iyadoo aan la fahansanayd cida biilaysa.

127[1] 217[1] 314[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM