November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Xildhibaanada Butlaan oo raba inay xilka ka qaadaan horjooge Siciid Cabdullahi

Xildhibaanada maamulka Butlaan ayaa soo jeediyay in xilka qaadis lagu sameeyo horjooge Siciid Cabdullaahi oo ay Lu eedeeyern in sagaalkaa bilood we Butlaan hi horjoogaha Ka ahaa aanu waxba soo kordhin.



Waxay Butlaan ku haysaa sagaalkaa bilood was curyaamin shaqaalaha gobolka iyo Ka leexasho siyaasadii lagu doortey ayay yiraahaan xildhibaanada oo saxaafada la hadley.

Waxay intaas raaciyeen in maalmo kahor Butlaan ay yimaadeen wefti Ka eocda dawlada dhexe si loo xaliyo muranka jira base yeeshee uu Siciid Cabdullaahi Demi Ka leexday dhamaan wixii lagu heshiiyay.



Waxay ugu dambeyn siiyeen digniin culus uguna hanjabeen inay kalsoonida kala laaban doonaan haddii markale Canaanka qaybfalo shirar caleemo saar oo ka baxsan nidaamka dawladnimo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS