Waxa mar dhaweyd go’aan laga soo saaray dacwada badda ee taala maxkamada magaalada Holland ee caalamiga ah. Kiiniya ayaa codsatey in markale dib loo dhigo halka Somaliya oo ku faghansan sheegtay inayna ku qanacsanayn dib u dhigid kale.
Haddaba maxkamada caalamiga ayaa sheegtay in sanadka dambe bisha lixaad la qaban doono dhegeysiga dacwadaas. Kiiniya ayaa siyaabo kale ula dagaalamaysa dalka sida inay si toosa u farogeliso siyaasada dalka. Waxase loo sheegay in aanu jirin mudo kordhin dambe.
https://youtu.be/hxkXCyJFAb8
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay