Waxa magaalada Garoowe ku soo dhamaadey dacwada maxkamada gacanku dhiigleyaasha diley kadibna kufsaday Caasha Ilyaas ayagoo loo sheegay in wax dambe harin.
Aabaha dhalay Caasha Ilyaas ayaa sheegay inuu hadda sugayo in la fuliyo xukunka maadaama maxkamad dambe oo hartey ayna jirin. Waxa la sugaa in horjooge Sicid Deni fuliyo xukunka.
Waxay ahayd horaantii sanadjkan marki ugu yaraan sadex nin ay kufsadeen kadibna ay jirkeeda jarjareen Caasha Ilyaas o ah ahayd keliya 12 jir. Qoyska Caasha ayaa ka guurey Gaalkacyo una guurey Itoobiya.
”Waa in la fuliyaa xukunka ugu horeyn berito oo Khamiisa haddii kale waxa imaanaysa in aan la fulin ayuu yiri Cali Calasow oo ka faalooda siyaasada Koofurta iyo bartamaha dalka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay