London–Ninka ugu buuran Ingiriiska oo la sheegay in uu geeriyooday iyo dhib lagala kulmey qaadistiisa. Ninkan oo lagu magacaabo Carl Thompson ayaa wax shaqo qaban muddo ku siman 16 sano,,wuxuuna ku noolaa caydha Ingiriiska. Ninkan ayaa quudan jiray cuntooyinka duxda leh isagoo iibsan jiray joklaatada maalinkasta kuna bixin jiray toban lacagtan Ingiriiska.
Waxa ninkan lagu xanaanayn jiray isbitaal ku yaal Ingiriiska waxana la sheegay in uu geeriyooday waxyar kahor markuu dalbaday cuntooyinkii duxda lahaa. Dhibweyn ayaa lagala kulmey qaadistiisa markii uu geeriyooday. Ninkan ayaan dhaafi jirin waxkasta oo jikada yaala.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM
![Carl-Thompson_3287757k[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/Carl-Thompson_3287757k1-300x200.jpg)
![carl-thompson-FB[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/carl-thompson-FB1-300x156.jpg)
![FotorCreated-740x431[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/FotorCreated-740x4311-300x175.jpg)
![PAY-Carl-Thompson[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2015/06/PAY-Carl-Thompson1-300x158.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay