Monday, April 29th, 2024
header










Meta







Maxaabiis daad ugu yimi Beledweyne iyo meyd la helay

Waxa socda gurmadka loo fidibayo dadka waxyeeladu Ka soo gaartey fatahaada webiga Shabeelle. Saaka ayaa la helay meyd ma tirsan dadkii doontu la rogmatey ayadoo welli lagu jiro raadinaya inta Ka hartey dadkii doontaa saarmaa oo ilaa hadda ay maqan yihiin 5 qof.



Dhinaca kale waxa magaalada Beledweyne lagu hadal hayaa maxaabiis daad ugu tagey goobtii ay ku xirnaayeen. Haweenay walaalkeed xirnaa ayaa sheegtay in laga diidey in maxaabiista laga kaxeeyo daadka u soo galay oo markii  dambena qaaday laakiin haddana laga soo badbaadiyay.



Madaxda dawlada ayaan hagran waxay hayaan inkastoo welli ayna booqan magaalada oo hawsha gargaarna Ka waxaan Muqdisho. Waxa jira gargaar kale oo soo socda.



Fatahaada webiga ayaa ah culeys kale xilli awooda dawladu aad u yaryahay ayna jirin qorsheyaal biyaha looga weecin Karo magaalada oo u baahan maaliyad balaadhan. Dadka badankooda ayaa jooga dibedda magaalada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS



Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...